• screen 2

  • screen 2

  • screen 2

  • screen 2

  • screen 2

  • screen 2

  • screen 2

Student Activities Watch
Admission Intake Admission Intake Admission Intake
Civil Engineering Students Practicing Measurements Nursing Students Giving Helping Hand to the Displaced People Business Students Presenting the Importance of Communication on Our Life


best of the best students
MYJUST Student Corner

Student ID:         

Pass Code:          

 

  The Cream of the Crop for 2014-2015

Wararka Jaamacadda Jamhuriya

IMTIXANADII GABO GABADA SAND DUGSIYEEDKA OO BILAABANAYA
Imtixaanadii gabo gabada sanad dugsiyeedka 2014-2015 ayaa bilaabanaya 27-06-2015 insha Allah. Imtixaanka waxa uu socon doonaa muddo laba usbuuc ah waxa uuna ka dhici doonaa xarunta weyn ee Jaamacadda ee ka soo horjeeda isbitaalka Digfeer. Waxaa galaya imtixaanka dhamaan ardayda jaamcadda. Read More
ARDAY CUSUB OO AY JAAMACADA QAADANEYSO
Waxa ay jaamacada bilaawday qaadashada ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2015-2016. Is diiwangelintu waxa ay socon doontaa ilaa dhamaadka September, 2015 insha Allah. Waxa ay jaamacada soo dhoweyneysaa dhamaan ardayda ka soo qalin jebisay iskuulaadka dugsiyada sare dalka iyo dibada intaba Read More
JAMHURIYA OO KA HESHAY MARTI QAAD RASMI AH JAAMACADA UJ
Jaamacadda Jamhuriya (JUST) ayaa heshay martiqaad rasmi ah oo uga yimid dhanka Jaamacadda Johannesburg(UJ) ee Koonforta Afrika. Madaxda labada jaamacadood ayaa horay ugu kulmay wadanka Ugaanda, iyadoo ay UJ u fidisay marti qaad rasm ah Read More
KOORSOOYIN GAAGAABAN OO AY JAAMACADA BIXINEYSO
Sida horay looga bartay jaamacada waxa ay bilaabeysaa koorsooyinkii gaagaabnaa ee ay siini jirtay dhamaan ardayda Soomaliyeed ee dhigta jaamacadaha kale duwan ee wadanka. Koorsooyinka waxa ay bilaabanayaan bisha JULY insha Allah. Waxa ay isugu jiraan BUSINESS, COMPUTER, HEALTH SCIENCES iyo kuwo kale. Read More


best of the best students